Is-casilaadii Xisbiga Waddani Oo Iminka Socota + Ururkii Ugu Miisaanka Cuslaa Oo Ku Dhawaaqay Arin Lama Filaan Ah Iyo Dagaalkii Sokeeye Ee Cirro Ku Dhawaqay Oo Waji Kale Yeeshay + Akhri

0
168

Is-casilaadii Xisbiga Waddani Oo Iminka Socota + Ururkii Ugu Miisaanka Cuslaa Oo Ku Dhawaaqay Arin Lama Filaan Ah Iyo Dagaalkii Sokeeye Ee Cirro Ku Dhawaqay Oo Waji Kale Yeeshay + Akhri

 

 

Waxa Malinba  Manlinta Ka Danbaysao Soo Yaraanaysa Rajada Laga Qabo Xisbiga Xamar Looga Sacab Tumaayo ee wadani Waxaan Malin Walba ka soo baxaaya dad tiro badan oo halkudhig ka dhigtay Wadani Waanu U Sahan Tagnay Oo Waanu Ku Hungoobnay xisbiga ayaa hada waxa uu noqday xisib hal beel u sacab tumayso waxaan maanta si wayan u saluugay Gudoomiyaha Ururka Mahiigan ee Ismaacil Cabdi Jaamac Wuxuun ka dhawaajiyay in habmaamulka xisbiga ee magaalada burco ay yihiin kuwo aan aqoontii shaqo lahan sido kale uu gaabis wayan ku yimi horu u socodkii xisbiga wadani taas awgeedna ay hakin doonan lashaqantii ka dhaxaysay xisbiga Ururkuna uu shir iskugu imandoona ay kaga arinsa nayaan halkii ay ka cawan lahaayen.

 

Maaha markii ugu Horaysay ee xisbiga dad masuuliyiin ahi ay saluug wayan ka muujiyan madamo uu xisbigani yahay mid looga mushraxadayo Somaliya waxaan malimihii u danbeeyay ay taageerayasha xisbiga wadani ee ka imanaya galbeedka burco aya samaynayeen fawdo iyada oo ku dhawaaqayay odhaahyo foolxumo iyo nacayab badani ka buuxo waxaan ka mid ahaa ina beesha bariga burco ugu yeedhan “XIIRAN”oo ah odhaah nacayab badan xanbarsan waa sababta keentay in cid waliba oo aqoon ama garsho lihi saluugtoXisbiga wadani.

 

Inkasto uu xisbigani istic maalo lacago badan oo uu dadka ku fangareeyo si ay ugu ololeeyan hada wax uu u muuqda mid quus ka taagan inuu sii wato tar-tanka doorasho madaamo ay lacagtii noqotay mid soo idlaanaysa Xoogaga hadadhay uu mulkiilaha xisbigu Cabdiramaan Ciro uu nolashiisa ugu maareyo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here