Isku Soo Baxa Maalinta 7aad Ee Waddani Oo Hargeysa Ku Dhiciyey + Jamaahiirta Kulmiye Oo Iskoorkooda La Jabin Waayey + Cirro Oo Madasha Ka Baxay

0
158

Isku Soo Baxa Maalinta 7aad Ee Waddani Oo Hargeysa Ku Dhiciyey + Jamaahiirta Kulmiye Oo Iskoorkooda La Jabin Waayey + Cirro Oo Madasha Ka Baxay

 

Fooladaynta isku soo baxa Maalinta 7aad ee xisbiga Waddani sidii la saadaalinayey way noqon wayday Jamaahiirtii Kulmiye Iskoorkii ay shalay fagaarayaasha ku sagootiyeen way jabin kari waayey xisbiga Marada Cas.


Murrashaxa Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxman Cirro waxa uu deg deg u jeediyey qudbadiisa waxaana uu ka baxay madasha isaga oo wajigiisa laga dareemayo murugo badan.


Jamaahiirta Maryo Castu dadaal ay sameeyeen oo ay kaga jawaabayeen isku soo bixii shalay ee Kulmiye dhicis ayuu ka noqday lamana gaadhin halkuu Kulmiye gaadhay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here