Ismaaciil Buubaa Oo Dalka Iskaga Baxay Iyo Halkii Uu Ka Yimi Oo Uu Iska Dhiibayo + Somaliland Oo Fasax Ka Dib Markii Uu Shalay…(Akhri)

0
333

Ismaaciil Hurre Buubaa oo ku diiwaan gashan siyaasi Somaliyeed ayaa maanta dalka iskaga baxay waxaana uu ku laabtay magaalada Nayroobi oo markii hore siyaasadiisa fadhi u ahayd intaanu Somaliya ka bixin oo aanu Somaliland iska soo dhiibin.
Waxa uu muqdaa shaqsi fashilmay isla markaana doonayaa in uu dib Nayroobi uga daawdo siyaasadda somalida iyo hanaanka ay u socoto mar hadii uu suurta galin kari waayey barnaamijkiisii Somaliwayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here