Khilaaf Ka Qarxay Wiil Finland Ugu Dhashay Xaliimo Gobaad Iyo Axmed-zaki + Gobaad Oo Dafirtay In Ay Hooyo Noqotay Iyo Zaki Oo Cadeeyey Ilmaha Dhashay

0
4483

Khilaaf Ka Qarxay Wiil Finland Ugu Dhashay Xaliimo Gobaad Iyo Axmed-zaki + Gobaad Oo Dafirtay In Ay Hooyo Noqotay Iyo Zaki Oo Cadeeyey Ilmaha Dhashay

Fanaanka Axmed-zaki ayaa banaanka soo dhigay in ay si hoose isku qabeen fanaanada Xaliimo Gobaad isla markaana wiil ugu dhashay wadanka Finland balse arintaasi waxa ay sababtay khilaaf labada dhan ah waxaana ay xaliimo gobaad isla bogeeda Facebook kaga soo jawaabtay arintan waxaana ay sheegtay in arikaasi been yahay oo aanay iyadu ahayn digaagad hal maalin ku dhasha una dhigan in guurkoodu cusub yahay.

Laba qoraal oo ay ku kala baahiyeen baraha ay ku leeyihiin Facebook waxaanu ka soo qaadnay sawiradan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here