Khilaafkii Culimada Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Sheekh Caan Ah Oo Masaajidka Lagu Dhex Dilay + Cida Dishay Iyo Faah Faahin Rasmi Ah

0
849

Khilaafkii Culimada Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Sheekh Caan Ah Oo Masaajidka Lagu Dhex Dilay + Cida Dishay Iyo Faah Faahin Rasmi Ah

Khilaafka culimada waxa uu gaadhay xataa dhanka Baydhabo ee gobolka Bay waxaana xalay halkaasi lagu dilay Sheekh Caan ah kana tirsanaa culimada diinta.

Sheekha la dilay oo lagu magacaabi jiray Maxamed Madeer waxaana dilay rag ku hubaysnaa Baastolado waxaana ay ku dhex dileen Masaajidka dhexdiisa .

Waxa la sheegay in uu ka mid ahaa Ergadii dooratay xildhibaanadii matalayey maamulka Koonfur Galbeed ma jirto faah faahin dawlada ka soo baxday.

Somaliland waxa ka dhex curtay khilaaf dhinaca diinta ah oo u dhaxeeya culimada Qaadariyada iyo kuwa kale waxaana suurta gal ah in dagaal isku bedelo hadaan wax laga qaban.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here