Khilaafkii Kulmiye Oo Cirka Isku Shareeray + Hirdanka Gudoomiyaha Oo Siyaasiyiinta Habar-jeclo Ka Balaadhay + Beesha Arab Oo Ku Soo Biirtay Iyo Wasiir Aan La Filayn Oo….(Akhri)

0
631

Khilaafkii Kulmiye Oo Cirka Isku Shareeray + Hirdanka Gudoomiyaha Oo Siyaasiyiinta Habar-jeclo Ka Balaadhay + Beesha Arab Oo Ku Soo Biirtay Iyo Wasiir Aan La Filayn Oo….(Akhri)

Hirdanka xisbiga Kulmiye ee dhanka Gudoomiyaha markii hore waxa ku loolamayey sida la sheegay siyaasiyiinta beelaha Habar-jeclo oo ay kala hogaaminayaan Maxamed Kaahin iyo Maxamuud Xaashi.
Hirdanka ayaa ka balaadhay habkii hore waxaana ku soo biiray beesha Arab isaga oo wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Qabyo-tire uu shaaciyey in uu u tartamayo jagada Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse dabadii.
Hore waxa loo sheegay in arinta Gudoomiyuhu tahay khilaafkii ugu cuslaa ee Kulmiye ka dhex qarxa waxaana la filayaa in arintani saamayso doorashada isla markaana dib loo dhigo sababo la xidhiidha khilaafka culus ee Kulmiye ku soo wajahan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here