Kooxda Xidigaha Geeska Oo Markii U Horaysay Shaaciyey In Fanaanada Yurub Geenyo Laga Hayo Sir Culus Oo Ku Kaliftay Joogista Muqdisho + Yaa Sheegay? Waa Maxay Sirtu?

0
4263

Kooxda Xidigaha Geeska Oo Markii U Horaysay Shaaciyey In Fanaanada Yurub Geenyo Laga Hayo Sir Culus Oo Ku Kaliftay Joogista Muqdisho + Yaa Sheegay? Waa Maxay Sirtu?

Xamda Cabdi Kiinaal oo ka mid ah fanaaniinta xidigaha Geeska ayaa sheegtay in Sir culus laga hayo Yurub Geenyo taasi oo markii hore shaki wayn kaga jiray bulshada Somaliland isla markaana su’aallo badan layska waydiinayey sababta Yurub oo muqdisho necbayd ay maanta u joogto halkaasi waxaana Xamda Queen oo ka cadhaysan qoraal Yurub Geenyo ku sheegtay in qaybo ka mid ah Xidigaha Geesku muqdisho ku sugan yihin ay tidhi “YURUBEY ADIGA AYAA CADAYN HALKA AYNU KULANAY IYO XAMARTA AANU JOOGNO MUQDISHO ADAA SIRO LAGAAGA HAYAAYEE”


Xamda Cabdi Kiinaal ayaa barteeda Facebook soo dhigtay qoraalkaasi ay ku maagayso Yurub Geenyo kuna sheegtay in siro culus laga hayo fanaanada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here