Laba Beelood Oo Somaliland Dega Oo Hub Isla Hor Fadhiya + Ciidan Tiro Badan Oo La Diray Iyo Wararkii U Danbeeyey Ee Deegaanka Colaada

0
2219

Laba Beelood Oo Somaliland Dega Oo Hub Isla Hor Fadhiya + Ciidan Tiro Badan Oo La Diray Iyo Wararkii U Danbeeyey Ee Deegaanka Colaada

Deegaanka Ceelafwayn waxa dib uga soo cusboonaatay xaalad coolaadeed oo u dhaxaysa laba beelood oo halkaasi wada degan isla markaana hore dirir colaadeed u dhex martay

Isla xalay waxa la sheegayaa in ciidanku goobta gaadheen isla markaana labada dhinac la kala dhex galay mana jiro wax dhimasho ah oo la sheegay

Salaadiin iyo madax dhaqmeed ayaa la sheegayaa in ay goobta gaadheen maantana hub ayaa laysla hor fadhiyaa balse ma jirto wax xabad ah oo lays dhaafsaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here