Laba Wasiir Oo Maanta Siilaanyo Hortiisa Isku Dhex Garaacay + Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Labada Wasiir Kuwa Ay Yihiin

0
1172

Laba Wasiir Oo Maanta Siilaanyo Hortiisa Isku Dhex Garaacay + Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Labada Wasiir Kuwa Ay Yihiin

Shirkiii golaha wasiirada ee Hargaysa ka dhacay waxa maanta isku laayay Wasiirka Madaxtooyada iyo Wasiirka arimaha dibada Somaliland oo isku af dhaafay arinta dekeda Berbera oo qaabab kala duwan xukuumadu uga hadashay

Maxamuud Xaashi waxa la sheegay in uu ka cadhaysan hadal ay saxaafadda siiyeen Sacad Cali Shire iyo afhayeenka Madaxtooyadu kuwaasi oo kala hadal ku soo bandhigay kala socodka dawlada Somaliland  ka jirta

Ma jiro khasaare nafeed oo ka dhashay dagaalka marka laga reebo hanta bur burtay waxaana dagaalka daawade ka ahaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here