Liiska Dalalka Somaliland Ka Doonayso Aqoonsi Deg Deg Ah Oo La Soo Saaray + Ismaaciil Cumar Geelle Oo Lagu Qanciyey In Haa Ama Maya Kaga Qayb Qaato Ictiraafka

0
1050

 

Liiska Dalalka Somaliland Ka Doonayso Aqoonsi Deg Deg Ah Oo La Soo Saaray + Ismaaciil Cumar Geelle Oo Lagu Qanciyey In Haa Ama Maya Kaga Qayb Qaato Ictiraafka

 

Somaliland dalal afrika ku yaala oo 5 wadan ka kooban oo hormuud ka noqonaya ictiraafka Somaliland waxaana liiskan aan ku jirin Somaliya oo la doonayo in ay noqoto wadanka Koobaad ee Aqoonsada Somaliland.

Itoobiya.Kenya. Jabuuti. South Afrika. Iyo wadan kale oo aan magaciisa la sheegin ayaa shan ku ah waxaana Edna Adan oo dhawaan la kulantay Ismaaciil Cumar Gelle ay qancisay in uu codaynta Ictiraafka Somaliland Haa Ama Maya kaga qayb qaato inkasta oo ay adag tahay Jabuuti sida ay Somaliland ku aqoonsato.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here