Liiska Fanaaniinta Somalida Gaalowday Oo La Soo Saaray Iyo Queen Tasha Oo La Sheegay Inay Diinta Ka Baxday Akhri War Bixin Naxdin Leh Iyo Somalida Halaagantay

0
3583

Liiska Fanaaniinta Somalida Gaalowday Oo La Soo Saaray Iyo Queen Tasha Oo La Sheegay Inay Diinta Ka Baxday Akhri War Bixin Naxdin Leh Iyo Somalida Halaagantay

Waxa jira fanaaniin tiro badan oo qaab hoose u haysta diimo aan ahayn Diinta Islaamka waxaana si qarsoodi ah ay u sameeyaan calaamadaha diimaha ay ka tirsan yihiin marka ay muuqaalada duubayaan balse fanaanada Queen Tasha ayaa si rasmi ah u muujisay inay Diinta ka baxday ka dib markii ay dhabarkeeda danbe qaawisay dadkana tustay shaanbada kiristaanka ee ay isku dhufatay

Inta badan fanaaniinta Somalida gaar ahaan kuwa dibada ayaa dadku su’aallo ka keenaan diinta ay haystaan sida Najiib Alfa oo calaamada Shaydaanka ku sameeyey heestiisa Go’aan Laga gaadho yaa garan iyo Halimo Gobad oo muuqaalkeedii u danbeeyey ku samaysay calaamada Kiristaanka gaar ahaan kuwa kiniisadaha taasi oo dad badan oo Muslim ah intii fahmaysay ka cadhaysiisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here