LIVE:Xisbiga Kulmiye Oo Awood Taageero Oo Wayan Kula Soo Baxay Burco+Madaxwayne Siilayo Oo Qudbad Qiiro Leh Jeediyay?

0
198

(Kulannews)22 Oktoobar 2017 Xisbiga muxaafadka ah ee kulimye ayaa maanta si toosa u bilawday hawlihiisi olol ee u diyaar garawga doorashada madax tinimada dalka wuxuun maanta cudud taageero oo wayan ku soo bandhigay magaalada burco iyada oo aya dhamaan iskugu yimaaden goobta madaxda xisbiga heer qaran iyo heer gobalba.

wax khayriyada burco soo buux dhaafiyay dad wayne aad u tiro badan oo ruxayay calanka astaanta u ah xisbiga ee ka kooban labad midab ee huruuda iyo cagaarka waxaan maanta soo bandhigeen awood aan caadi ahan oo away ku muujinayeen awooda teegero ee ay u hayaan xisbiga muxaafadka ah ee kulmiye.

waxaan maata goobta soo xaadiray madaxwayaha oo halkaa ka jeediyay qudbad aad u mugwan oo dhicayo badan taaba naysa madaxwaynaha ayaa shacabka soomaali land kula dar daraar may adkanta amniga waa qodab uu madax waynuhu aad carabka ugu adkeeyay

XASUUSIN 

wax naga xasuusin ah in qudbadan oo muuqal ah idiin soo tabim soono wakhiyada soo socda 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here