Maalinta Ciidu Noqonayso Oo Si Rasmi Ah Loogu Dhawaaqay + Murankii Iidka Oo Meesha Ka Baxay + Waa Tuma Maalinta La Ciidayaa?

0
1258

Maalinta Ciidu Noqonayso Oo Si Rasmi Ah Loogu Dhawaaqay + Murankii Iidka Oo Meesha Ka Baxay + Waa Tuma Maalinta La Ciidayaa?

Dawlada Qatar oo ka mid ah dalalka islaamka ayaa waxa ay si rasmi ah ugu dhawaaqday maalinta ay ku began tahay ciidu
Maalinta Axada ayey dawlada Qatar sheegtay in ay noqonayso ciid isla markaana bisha Ramadan ku dhamaan doonto Sabti
Ma jirto dawlad kale oo ka hadashay maalinta ciida

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here