Madaxweynaha Faransiiska Oo Hada Si Wayan Uga Hadlay Qudus+Max Wax Uu La Saftay Muslinka Mise Trump(Xasaasi Akhri)

0
663

Madaxweynaha Faransiiska Oo Hada Si Wayan Uga Hadlay Qudus+Ma Wax Uu La Saftay Muslinka Mise Trump(Xasaasi Akhri)

Trump ayaa xalay ku dhawaaqay inuu qudus u ictiraafay caasimada yuhuuda taas ayaa keentay cadho ka timaada muslin iyo gaalaba waxaan ka hadlay dhamaan waamad caalamka.

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, oo booqasho ku jooga dalka Aljeria ayaa isna ku tilmaamay hadalka Trump wax laga xumaado, waxa uuna ku baaqay dadaalo nabadeed iyo in laga fogaado rabshado.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here