Madaxweynaha Oo Caasimadii Bedelay + Mid Cusub Oo Ku Meel Gaadh Loo Magacaabay Iyo War -saxaafadeed Deg Deg Ah Oo Madaxtooyada Ka Soo Baxay + Tumaa Laga Dhigay?

0
1500

Madaxweynaha Oo Caasimadii Bedelay + Mid Cusub Oo Ku Meel Gaadh Loo Magacaabay Iyo War -saxaafadeed Deg Deg Ah Oo Madaxtooyada Ka Soo Baxay + Tumaa Laga Dhigay?

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in caasimadda ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedkaas ay noqoneyso Magaalada Cadaado.

Wareegtada ayaa waxaa sidoo kale si ku meel gaar ah loogu magacaabay wasiir kuxigeenka Wasaarada Qorsheynta iyo mashaariicda Goboleedka Dowlad Galmudug, waxayna u qorneyd sidatan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here