Madaxweyne Ku Xigeenkii Somaliland Oo Hargaysa Dhuumasho Kaga Cararay Iyo Firxad Uu Jabuuti Ku Galay + Maxaa Ku Dhacay Ee La Qarinayaa

0
360

Madaxweyne Ku Xigeenkii Somaliland Oo Hargaysa Dhuumasho Kaga Cararay Iyo Firxad Uu Jabuuti Ku Galay + Maxaa Ku Dhacay Ee La Qarinayaa

 

Hargaysa kuma sugna mana joogo Somaliland Madaxweyne ku xigeenkii wadanku waxaana uu dhuumasho ku joogaa wadanka Jabuuti oo Somaliland ay jaar yihiin

Wararka qaar ayaa sheegaya in Saylici dudmo kaga maqan yahay Somaliland halka qaar kalana ay sheegayaan in Passporka jabuuti ee u haysto oo ka dhacaya uu dib u cusboonaysiinayo

Madaxweynaha ayaa isaguna imaaraadka u socdaalaya waxaana la filayaa in Madaxtoyada uu ka taliyo agaasimaha guud oo iminka ugu sareeya masuuliyiinta jooga halkii saraakiishii ka saraysay wadanka ka baxayaan

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here