Madaxweyne Siilaanyo Oo Iminka Hargeysa Ka Dheemaalay + Xaalada Soo Korodhay Iyo Maamul Goboleed Uu La Kulmayo

0
146

 

Madaxweyne Siilaanyo Oo Iminka Hargeysa Ka Dheemaalay + Xaalada Soo Korodhay Iyo Maamul Goboleed Uu La Kulmayo

 

Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland ayaa goor dhawayd ka dheemaalay magaalada Hargeysa waxaana ay u baxeen magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer oo ay ku balan san yihiin sida xoguhu ku sheegayaan hogaamiyaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh.

 

Madaxweyne Siilaanyo wali lama xaqiijin u jeedada rasmiga ah ee uu magaaladaBurco ugu baqoolay balse wakhtigan waxa la galayaa Ololihii siyaasadda xisbiyada qaranka magaalada Burcana waa goobta lagu tartamayo codkeeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here