Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Gacan Saydhay In La Bedelo Magaca Somaliland Iyo Fariin Uu Imaaraadka Ka Soo Diray + Muxuu Yidhi?

0
1431

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Gacan Saydhay In La Bedelo Magaca Somaliland Iyo Fariin Uu Imaaraadka Ka Soo Diray + Muxuu Yidhi?

Galabta uun bay ahayd markii xubno ka socda xisbiyada Qaranka. Xukuumada iyo kooxda Khaatumo Hargaysa ka shaaciyeen in heshiiska la doonayo in la wada gaadho uu ka mid yahay in magaca la bedelo Somaliland taasina uu balan qaaday Gudoomiyaha Eng Faysal Cali Waraabe ka dib markii uu soo jeedin taasi ku dhawaaqay hogaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh.

Madaxweynaha Somaliland oo Imaaraadka ku sugan waxa la sheegay in uu arintaasi ku gacansaydhay isla markaana fariin digniin ah u soo diray xukuumadiisa.

Madaxweynuhu waxa uu xusay in wixii tabasho ah ee jira wada hadal lagu dhameeyo isla markaana diirada la saaro arimaha horumarinta deegaanada bari iyo sidoo kale dhinaca nabada balse aan gor gortan la galin qaranimada, Astaan, iyo magaca Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here