Madaxweyne Siilaanyo Oo Socdaal La Yaaban Yahay Dalka Kaga Baxay + Xaaladii Carabta Oo Xumaatay Iyo Sababta Siilaanyo Loogu Yeedhay

0
640

Madaxweyne Siilaanyo Oo Socdaal La Yaaban Yahay Dalka Kaga Baxay + Xaaladii Carabta Oo Xumaatay Iyo Sababta Siilaanyo Loogu Yeedhay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ay wehelinayaan Marwada Koowaad ee Qaranka, Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan, iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali ayaa saaka subaxnimadii hore ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee cigaal International Aiprort Hargeysa.


Weftigaas oo u duulay Imaaraadka Carabta ayaa safar gaara oo maalmo ah halkaasi ku jooji doona.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here