Magaalo Somaliland Ka Mid Ah Oo Calanka Somaliya Laga Taagay + Kaare Farmaajo Iyo Siyaad Barre Sawirkiisa Lagu Xardhay Oo Gudaha Deegaanka Laga Dhisay

0
3816

Magaalo Somaliland Ka Mid Ah Oo Calanka Somaliya Laga Taagay + Kaare Farmaajo Iyo Siyaad Barre Sawirkiisa Lagu Xardhay Oo Gudaha Deegaanka Laga Dhisay

Magaalada Buuhoodle waxa si wayn maanta looga xusay Xuska 1-da Luulyo ama July oo ah xornimada Somaliya
Waxyaabaha buuhoodle ku cusbaa waxa ka mid ah in laga taagay Kaare lagu xardhay qoryo iyo hub culus sidoo kale la raaciyey sawirka farmaajo iyo Siyaad Barre oo adeer isku ah
Shacabka ayaa ku labisnaa calanka Somaliya waxaana arintaasi abaabulay koox siyaasadaysan oo ka soo horjeeday somaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here