Masuul Xil Sare Ka Haya Xisbiga Waddani Oo Geeri Ku Sheegay Madaxweyne Siilaanyo “Haduu Nool Yahay Muu…” Waa Kuma Masuulka Warkan Sheegay

0
173

Masuul Xil Sare Ka Haya Xisbiga Waddani Oo Geeri Ku Sheegay Madaxweyne Siilaanyo “Haduu Nool Yahay Muu…” Waa Kuma Masuulka Warkan Sheegay

Xuseen Axmed Caydiid oo hore u ahaa wasiirkii wasaaradda Cadaaladda Somaliland ayaa war ka soo yeedhay waxa uu madaxweynaha ku sheegay inaanu noolayn waxaana uu sheegay hadii uu nool yahay inuu joojin lahaa arimo uu sheegay inuu dalka ka socdaan waxaana uu yidhil. “haddii wax la iskaga tirinayo oo uu nool yahay soo muu joojiyeen hantida umadda ee la boobayo, inta xukunka ku curduduuban ayaana waxaas sameeynaysa,” Ayuu yidhi Xuseen Caydiid.

http://www.sayruuq.com/wp-content/uploads/2017/10/xuseen-axmed-caydiid.jpg

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here