Maxamed Alta Oo Xaaskiisii Hore Ee Hodan Cabdiraxman Cusbitaalka Ku Booqday + Muran Gudaha Cusbitaalka Ka Dhashay Ka Dib Dagaal Dhex Maray Isaga Iyo Ninka Cusub Ee….

0
3850

 

Maxamed Alta Oo Xaaskiisii Hore Ee Hodan Cabdiraxman Cusbitaalka Ku Booqday + Muran Gudaha Cusbitaalka Ka Dhashay Ka Dib Dagaal Dhex Maray Isaga Iyo Ninka Cusub Ee….

Fanaanka Maxamed Alta oo ay weheliyaan fanaaniinta Dalmar Yare iyo Caaqil Yare ayaa booqasho ugu tagay fanaanada Hodan Cabdiraxman oo Cusbitaalka wiilkeedii Curad ugu dhashay.

Alta iyo Hodan waxa ay iskugu hanbalyeeyeen hanaanka dad wali guurkoodu jiro balse arintaasi waxa ka xanaaqay Ninka hada wiilka loo dhalay iyada oo ugu danbayn arinka ay caadi ku soo celiyeen Dalmar iyo Caaqil waxaana Alta uu hanbalyo u diray Hodan markii uu banaanka u soo baxay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here