Maxamed Biixi Oo Laga Xidhay Albaabka Xisbiga Waddani + Buubaa Oo Ergo Loogu Diray Iyo Iscasilaad Uu Ku Dhawaaqayo + Halkuu Ku Biirayaa?

0
1274

Maxamed Biixi Oo Laga Xidhay Albaabka Xisbiga Waddani + Buubaa Oo Ergo Loogu Diray Iyo Iscasilaad Uu Ku Dhawaaqayo + Halkuu Ku Biirayaa?

Maxamed Biixi Yoonis oo ka soo jeeda deegaanka Gabiley ayaa la sheegay in qabiil dartii logu takooray gudaha xisbiga Waddani lagana ilaaliyey in uu ka qabto guud ahaan wax xil ah saamayn siyaasadeedna aanu ku lahayn taasi oo sababtay in uu ka dhex baxo siyasadda xisbiga isla markaana uu dalalka dibada kolba mid nasasho ku joogo

Warar soo baxaya oo shabakada Kulannews soo gaadhaya ayaa sheegaya in Maxamed Biixi Yoonis maal maha soo socda iskaga baxayo xisbiga Wadani iyada oo wararku sheegayaan in uu xisbiga Ucid ku biirayo halka warar kalana sheegayaan in uu dib ula midaabayo xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye

Inta badan siyaasiyiinta ka soo jeda beelaha aan ahayn ta Gudoomiyaha wax mansab iyo xuquuq ah kama helaan xisbiga Wadani wararka qaarna waxa ay sheegayaan in xataa aanay ogaan siyaasadaha iyo barnaamijka lagu hagayo xisbiga iyo shirarka guud e xisbigu leeyahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here