Murashax Ciro Iyo Xirsi Oo Looga Dhaartay In Ay Galaan Guriga Boqortooyada Iyo Sawiro Ay Gidaarada Sucuudiga Ku Soo Galeen + Ceebta Ku Dhacday

0
1920

Murashax Ciro Iyo Xirsi Oo Looga Dhaartay In Ay Galaan Guriga Boqortooyada Iyo Sawiro Ay Gidaarada Sucuudiga Ku Soo Galeen + Ceebta Ku Dhacday

Hogaankii xisbiga Wadani guuldaro dhinaca siyaasada ah ayey kala kulmeen wadanka Sucuudiga waxaana boqortooyada wadankaasi ay diiday in ay la kulmaan ama gudaha aqalka looga arimiyo wadankaasi ay soo galaan Murashaxa Madaxweynaha xisbiga Waddani iyo hogaamiyaha xisbiga oo halkaasi ku sugan

Arintaasi waxa ay sababtay in hogaanka xisbiga Waddani oo guuldaro iyo niyad jab ka muuqato ay gidaarada sucuudiga isku soo sawiraan iyaga oo aan wax rajo siyaasadeed ah ka lahayn dalalka carabta

Hambalyo shacabka uma dirin balse sawiro ay sitaan dhar isku eeg oo laysku soo xulay ayey soo bandhigeen iyaga oo dhoolacadayn aan niyad ahayn ku jira

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here