Murrashax Cirro Iyo Ku Xigeenkiisa Oo U Baroor Diiqaya Magaalada Muqdisho + Calanka Waddani Oo Hoos Loo Dhigayo Iyo Sawirka Ay Tacsida Ku Direen

0
200

 

Murrashax Cirro Iyo Ku Xigeenkiisa Oo U Baroor Diiqaysa Magaalada Muqdisho + Calanka Waddani Oo Hoos Loo Dhigayo Iyo Sawirka Ay Tacsida Ku Direen

 

Murrashaxa xisbiga Waddani Cabdiraxman Cirro iyo ku xigeenkiisu waxa ay xanuunka tacsida iyo geerida la qaybsadeen wadanka fikir ahaan ay aamin san yihiin iyo walaalahooda Somaliya waxaana ay soo bandhigeen sawiro ay murugada kula qayb sanayaan Muqdisho.

Waa labadii Murrashax ee ugu horeeyey ee arintan baroor diiq ka soo saara waana sawirka ugu saamaynta badan Baraha Bulshada uguna hadal haynta badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here