Naxdin:- Mayd Iyo Dhaawac Magaalada Burco Wadhan + Dhakhtarka Wayn Oo La Geeyey Iyo Xaalada Soo Korodhay + Ma Ceel-afweyn Ayaa Dagaal Ka Dhacay? Akhri

0
853

 

Naxdin:- Mayd Iyo Dhaawac Magaalada Burco Wadhan + Dhakhtarka Wayn Oo La Geeyey Iyo Xaalada Soo Korodhay + Ma Ceel-afweyn Ayaa Dagaal Ka Dhacay? Akhri

 

Magaalada Burco waxa ka dhacay shilkii ugu naxdinta badnaa oo galaaftay Hooyo da’ah isla markaana dhaawacyo kale sababay.

Maydka ayaa la geeyey Cusbitaalka guud ee magaalada Burco cid garatana waa la waayey waxaana la baafinayaa ehelkii marxumada shilka naxdinta badan ku dhimatay.

Dad badan ayaa cusbitaalka booqday si ay u soo eegaan maydka bal in cid garato ama la helo ehelkii Marxuumada dhimatay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here