Nimcaan Hilaac Oo Somaliland Soo Caayey + Colaad Fanaaniinta Ka Dhex Qaraxday + Dagaalkii Axmed-zaki Iyo Ilkacase Oo Xumaaday Iyo Xidigaha Geeska…(Akhri)

0
867

Nimcaan Hilaac Oo Somaliland Soo Caayey + Colaad Fanaaniinta Ka Dhex Qaraxday + Dagaalkii Axmed-zaki Iyo Ilkacase Oo Xumaaday Iyo Xidigaha Geeska…(Akhri)

 

 

Fanaankii Hargaysa haybada u yeshay ee Nimcaan Hilaac oo qoraal ku baahiyey Facebook-giisa rasmiga ah ayaa waxa uu Somaliland ku sheegay maamul goboleed an ka mid ah Somaliya isaga oo qiil u raadinaya calanka Somaliya oo uu qoorta ku xidhan yahay

“wall calankaan ku xidhanahay qoort waa calan dowladeed somaliland waa gobal ka mid ah somalia waani jeclahay dadkaygoow” Ayuu yidhi Nimcaan Hilaac oo xamar ku sugan

Inta badan fanaaniinta Hargaysa ku soo shaac baxa ee xamar u baxsadaa waxa ay noqdaan kuwo dacaayadeeya cadawna ku noqda Qarankii ay magaca ku heleen ee Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here