Nin Wasiir Ahaan Jiray Oo Dumar Laga Dhintay Ku Khasbaya In La Sawiro Ka Dibna Lagu Baahiyo…. Arinta Lagu Sameeyey Halkan ka Eeg

0
349

Nin Wasiir Ahaan Jiray Oo Dumar Laga Dhintay Ku Khasbaya In La Sawiro Ka Dibna Lagu Baahiyo…. Arinta Lagu Sameeyey Halkan ka Eeg

 

Nin wasiir ka ahaan jiray xukuumadii Daahir Riyaale ee Somaliland oo lagu magacaabo Siciid Sulub waxa uu dumar laga dhintay oo tacsi u fadhiya ku khasbay in la sawiro iyaga oo aan raali ka ahayn ka dibna waxa lagu baahiyey baraha bulshada

Dumarka madaxa marada ayey saarteen wajigoodu ma muuqan balse waxa la sheegay in wiil goobta joogay oo qoyska ka mid ah uu dhirbaaxay ninkii wax sawiryey waxaana sidaasi lagu joojiyey sawirkii khasabka ahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here