Ninkii Isku Guuranayey Raga Iyo Dumarka Burco Ilaa Muqdisho Oo Is-casilay Iyo Mashruuca Oo Farmaajo Qoorta La Galay + Coldoon Muxuu Yidhi?

0
979

Ninkii Isku Guuranayey Raga Iyo Dumarka Burco Ilaa Muqdisho Oo Is-casilay Iyo Mashruuca Oo Farmaajo Qoorta La Galay + Coldoon Muxuu Yidhi?

Saacado kadib waxa ka cudurdaartay hawshii aan u magaacaabay ee ahayd agaasimaha guud ee mashruuca Labadeena Liibaan Cali Ismaaciil ( Liibaan Caligadhle) oo ku Sababeey arimo shakhsi oo la soo darsay magaacibistiisa kadib.
Sidaa darteed waan ka aqbalay, hawsha mashruucuna way soconaysaa in’shaa Allaah.
#Labadeena

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here