Obama  Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadalay Qudus+Hadal Lama Filaan Ah Oo Ka Soo Baxay+Dagaalkii Saddexda Ee Aduunka Miyaa?

0
1097

Obama  Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadalay Qudus+Hadal Lama Filaan Ah Oo Ka Soo Baxay+Dagaalkii Saddexda Ee Aduunka Miyaa?

Obama  ayaa si cadho ku jirta uga hadlay siyaasad trump ee uu aduunyada uu ku qasay waxaanu ka digay inuu horseedo inuu maraykanku god madaw kaga dhaco siyaasadii uu caalamka ku maamulaayey hadal uu obama soo dhigay bogiisa caalamiga ah ee twitter ayaa uu ku yidhi “Maraykanku Ma Noqon Doono Maskax Hal Qofi Ku Ordo” Waa hadalkii ugu adkaa ee Obama ka dhawaajiyo tan iyo intii uu xilka ka dagay, dhacdadan uu Trump sameeyey aya caalamka oo dhan ka yaabisay waxayna noqotay wax loogu hadal hayanta badan yahay 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here