Puntland Oo Ciidankii Ugu Tirada Badnaa Soo Dhoobtay Xuduudka + Dagaalo Laga Cabsi Qabo Iyo Ciidanka Qaranka Oo Heegan Ah + Maxaa Soo Kordhay? Sawirro

0
259

Puntland ayaa ciidamada Militeriga kuwii ugu badnaa soo dhoobtay xuduudka Somaliland halka qaar ka mid ahina ay soo talaabeen iyaga oo doonaya inay qalalaase ka abuuraan Somaliland si aanay aagaasi wax doorasho ahi uga dhicin.

Ciidanka Militeriga Somaliland ayaa iyaguna dhankooda diyaar u ah ka jawaab celinta isku day kasta oo kaga yimaada dhinaca Puntlan.

Doorashada Somaliland ayaa dhacaysa maalinta Isniinta oo laba casho inaga xigaan isla markaana ilaa iminka aanay jirin wax dhibaato ah oo dhacday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here