Qaramada Midoobay Oo Aqoonsatay Iminka Somaliland + Wakiilkoodii Xamar Oo Ay Ku Amreen In Uu Hargaysa Fadhiisto Iyo Sababta Aqoonsiga

0
3459

Qaramada Midoobay Oo Aqoonsatay Iminka Somaliland + Wakiilkoodii Xamar Oo Ay Ku Amreen In Uu Hargaysa Fadhiisto Iyo Sababta Aqoonsiga

Muqdisho waxa ka soo guuray isla markaana Hargaysa qaab bilaa ogaysiis ah ugu sugan Ergaygii Qaramada midoobay u xil saartay arimaha Amb. Michael Keating isaga oo dhiiri galinaya Somaliland arimo ka dhacay todobaadkan isla markaana sheegay in ay tahay dawlad isku filan oo madax banaan waxaana meesha uu ka saaray sheeko maamul goboleed oo uu markii hore isagu aamin sanaa

Waxa uu kulan aan saxaafadda loo ogolayn uu hotelka Ambasaddor ee magaalada Hargaysa kula qaatay Wasiirka Arimaha dibada Somaliland waxaana la sheegay in Qaramada Midoobay si wayn ula dhacsan tahay isla markaana ay taageersan tahay wada hadalkii Khaatumo iyo Somaliland ee isla hotelka Ambasaddor ka dhacay

Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay ayaa la sheegay in wakiilkan amar ku siiyey booqashada Hargaysa isla markaana uu hambalyo gaadhsiiyo Somaliland xukuumadeeda waxaana uu u socday sidii uu u hambalyeyn lahaa wada hadalkii guusha ahaa ee Somaliland iyo Khaatumo

Dhinaca kalena waxaa Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland laba maalmood ku sugnayd Safiir ku xigeenka cusub ee Dowlada Ingiriiska Amb. Mary Shockledge oo u qaabilsan arrimaha Soomaalida oo u socotay arrimaha doorashooyinka iyo Wadahadalada Jamhuuriyada Somaliland iyo Khaatumo.
Arimaha xiisaha leh ayaa ah in ninkani uu yahay mid aan aamin sanayn Somaliland isla markaana inta badan u yaqaanay Maamul Goboleed balse iminka aqoonsaday Jamhuuriyada Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here