Qatar Oo Galabta Mar Kale Awood Ku Isticmaashay Hawada Somaliland Iyo Sucuudiga Oo Qalab U Soo Diray Garoonka Hargaysa + Xaalada Oo Xun

0
1487

Qatar Oo Galabta Mar Kale Awood Ku Isticmaashay Hawada Somaliland Iyo Sucuudiga Oo Qalab U Soo Diray Garoonka Hargaysa + Xaalada Oo Xun

Dawlada Qatar mar kale waxa ay awood aan amar qaadasho lahayn ku isticmaashay hawada Somaliland iyada oo galabta tiraba shan jeer adeegsatay hawada Somaliland

Somaliland waxa la sheegayaa in ay sucuudiga iyo Khaleejka la xidhiidhay waxaana ay u soo dirayaan sida la sheegay qalab dhanka madaarada ah waxaana la siinayaa awoodo dheeraad ah oo dhanka hawada
la xidhiidha
Waxa xoogaystay khilaafka dalalka khaleejka carabta waxaana suurta gal ah in uu saameeyo dalalka kale ee khilaafka dhex galay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here