Qatar Oo Ku Dhawaaqday Xadiga Lacag Ay Siinayso Somaliya Itoobiya + Sucuudiga Oo Somaliland Dafiray Iyo Qorshaha Imaaraadka

0
1223

Qatar Oo Ku Dhawaaqday Xadiga Lacag Ay Siinayso Somaliya Itoobiya + Sucuudiga Oo Somaliland Dafiray Iyo Qorshaha Imaaraadka

Dawlada Qatar waxa ay si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay lacag gaadhaysa 3 Milyan oo doller siinayso Somaliya taasi oo hordhac u ah lacago is daba jooga oo Qatar u qorshaysay in ay somaya ku caawiso 3 Milyan ee horumarinta ah waxa wax lagaga qabanayaa dhinaca abaaraha.

Sidoo kale Qatar waxa ay ku dhawaaqday in ay lacag 10 Milyan ah siinayso wadanka Itoobiya waxaana labadan wadan ay ka mid yihiin dalalka sida wayn u taageeray Qatar.

Somaliland wali wax garawsho ah kama hayso sucuudiga yo imaaraadka midna Balse weftiyo ay kala hogaamiyaan Madaxweynaha Somaliland iyo wasiirka Madaxtooyada ayaa maanta u kala baxay Sucuudiga iyo Imaaraadka Carabta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here