Qatar Oo Somaliland Awood Ciidan Ku Caraysay + Go’aankii Siilaanyo Oo Ay Ku Gacan Saydhay Iyo Diyaarado Ay leedahay Oo Xalay Hargaysa Dul Wareegayey

0
2093

Qatar Oo Somaliland Awood Ciidan Ku Caraysay + Go’aankii Siilaanyo Oo Ay Ku Gacan Saydhay Iyo Diyaarado Ay leedahay Oo Xalay Hargaysa Dul Wareegayey

Dawlada Qatar ayaa ku gacan saydhay go’aankii ka soo baxay shirkii golaha wasiirada ee uu Madaxweynuhu shir gudoominayey una dhignaa in aanay diyaaradaheedu amar la’aan hawada Somaliland isticmaali Karin
Xalay diyaaradihii ugu badnaa ayaa isticmaalay hawada Somaliland ee dhanka cirka iyaga oo aan wax fasax ah ka haysan xukuumada Somaliland waxaana taasi muujinaysaa in aanay Somaliland lahayn awood ay ku ilaashato hawadeeda
Somaliya ayaa u fasaxday diyaaradaha Qatar in ay isticmaalaan hawada Somaliya oo ay ku dareen ta Somaliland xukuumadana dheg jalaq looma siin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here