Ragii Dilay Marxuumkii Maydkiisa Sida Arooska Lagu Mashxaraday Oo Xabsiga Laga Sii Daayey Iyo Qoyska Casayr Oo Aan War Ka Hayn

0
1580

Ragii Dilay Marxuumkii Maydkiisa Sida Arooska Lagu Mashxaraday Oo Xabsiga Laga Sii Daayey Iyo Qoyska Casayr Oo Aan War Ka Hayn

 

Guud ahaanba waxa goor habeenimo ah xabsiga laga sii daayey ragii loo soo qab qabtay dilkii taliyihii gobolka saaxil ee ciidanka booliska gaashaanle casayr oo iminka sanad iyo badh laga joogo geeridiisa

Marxuumka oo markii la aasayey beeshii dishay ay maydkiisa ku mashxaradeen ayaa hadana xabsiga laga sii daayey ragii jid gooyada u galay ee xabada ku shaandheeyey

Qoyska marxuum casayr warkan waxba kama oga waxaana dhawr jeer beesha biciide dalbatay in loo dilo ragii ka danbeeyey dilka casayr oo ay u haystaan in ay u xidhan yihiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here