Rasaas Culus Oo Laga Maqlayo Gudaha Magaalada Buuhoodle Iyo Jabhad Kale Oo Dhulbahante Samaystay + Wararkii U Danbeyey Ee Iminka

0
1011

Rasaas Culus Oo Laga Maqlayo Gudaha Magaalada Buuhoodle Iyo Jabhad Kale Oo Dhulbahante Samaystay + Wararkii U Danbeyey Ee Iminka

Wararka naga soo gaadhaya Buuhoodle waxa ay sheegayaan in rasaas goos goos ah laga maqlayo gudaha Magaalada Buuhoodle oo jabhad cusub laga sameeyey

Waxa ay ka soo horjeedaan heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo ku kala saxeexdeen magaalaada Hargaysa iyaga oo sidoo kale u dhaaranaya Cali Khaliif Galaydh

Waxa laga cabsi qabaa in colaad kale ka dhex qaraxdo Ciidanka Qaranka iyo Maleeshiyaadka is hubeeyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here