Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Toos U Daawanayey Doodii Sadexda Murrashax + Qudbadii Faysal Oo Qosol Ka Keentay Iyo Ninka Madaxweyne Noqon Kara Oo Uu Shaaciyey

0
176

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Toos U Daawanayey Doodii Sadexda Murrashax + Qudbadii Faysal Oo Qosol Ka Keentay Iyo Ninka Madaxweyne Noqon Kara Oo Uu Shaaciyey

 

Raysal Wasaaraha Itoobiya ayaa la sheegay inuu toos u daawanayey doodii Xalay dhex martay sadexda Murrashax ee xisbiyada qaranka Somaliland waxaana doodaasi uu u bogay qudbadii Murrashax Faysal Cali Waraabe oo uu la dhacay hanaankii uu uga falcelinayey su’aallaha isaga oo marka Turjumaanku u shego hadalada Faysal Qoslayey.

 

Raysal Wasaaraha Itoobiya Guusha dooda waxa uu siiyey sidii shacabka Somaliland-ba u qiimeeyeen Murrashaxa xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo xalay guul kala caraabey Maansoor Hotel.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here