Raysal Wasaare Khayre Ceebtii Uu Shalay Hargaysa Kala Kulmay Oo Sababtay In Uu Ku Soo Laaban Waayo Xafiiska Shaqada + Xamar Oo Awooda Somaliland La Waraabiyey

0
3405

Raysal Wasaare Khayre Ceebtii Uu Shalay Hargaysa Kala Kulmay Oo Sababtay In Uu Ku Soo Laaban Waayo Xafiiska Shaqada + Xamar Oo Awooda Somaliland La Waraabiyey

Wali shaqada kuma soo laaban raysal wasaaraha Somaliya Mr Khayre xafiiskiisa shaqadana laguma hayo marka laga reebo shalay afurkii ka hor oo uu mar soo booqday xafiiska Madaxweynaha Somaliya wakhti badana al-baabku u xidhnaa labada masuul.

Xukuumada Somaliland afka ayey ka xidhatay Raysal wasaaraha diyaaradda dib loogu celiyey dhinaca Somaliyana way hadal daysay waxaana maamulka xamar la tusay awooda Qaranka Somaliland iyo sida uu u yahay qaran ka horumaray dhigiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here