Raysil Wasaaraha Ethiopia Oo Qaraxii Soobe Ka Hadlay+Ciidamo Cusub Oo Uu Keeni Doono Somaiya+Farmaajo Oo Aan Helin Wax Farxadaa

0
193

Raysal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn ayaa markii ugu horaysay ka hadlay qaraxii dawaan ka dhacay caasimada soomaliya ee muqdisho wuxuun qaraxaa ku eedeeyay Kooxada a qaacida iyo al shabaab.

Hailemariam Desalegn ayaa balan qaaday inuu soomaliya siin doono kaalomo dhaqaale mid ciidan iyo mid biliaadanimo wuxuun sidoo kale Madaxwayne Maxamed Cabilaahai Farmaajo  Iyo Hailemariam Desalegn aya wada gaadhee heshiis dhinaca ciidanka kaas oo somaliya loogu soo saarayo saraakiil ciidan.

Madaxwayne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Ayaa Soo Dhaweeyay heshiiskan kuna tilmaamay mid aad muhiim ugu ah umada somaliyeed wuxuun uga mahad eliyay raysal wasaaraha reegeda uu somaliya marwaiba la garab is taago.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here