Ronaldo Oo Guursanaya Gabadh Boqortooyada Sucuudiga Ka Dhalatay

0
681

Ronaldo Oo Guursanaya Gabadh Boqortooyada Sucuudiga Ka Dhalatay

 

Ciyaar yahanka dunida sida wayn looga yaqaan ee C.Ronaldo ayaa guursanaya gabadh u dhalatay boqortooyada Sucuudiga oo boqorkan iminka xukunka hayaa awoow u yahay isla markaana ku jirta liiska dhaxal sugayaasha danbe ee wadanka Sucuudiga.

C.Ronaldo waa nin jecel dadk muslimka ah isla markaana waxa uu akhristaa oo marar kala duwan la arkay isaga oo akhrinaya Kitaabka qur’aanka kariimka waxaana suurta gal ah in uu diinta islaamka qaato ka hor intaanu ciyaaraha ka fadhiisan.

Xogtan waxa baahiyey wargeys London ka soo baxa isaga oo dabagal xoogan ku hayey saaxiibada dhabta ah ee wakhtigan C.Ronaldo la socdo.

Haweenaydan xanta lagu sheegay in ay noqonayso xaaska Ronaldo ayaa waxa ay iyada iyo laaciibka Real Madrid wada socdaan sida warbixin tan lagu sheegay mudo aan gaadhayn 4 bilood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here