Salaadiinta Habaryoonis Oo Caawa La Shiraysa Cirro + Colaadi Ciidagale Iyo Habaryoonis Oo Dabka Lagu Shiday Iyo Hub Urursi Hargaysa Laga Dareemayo

0
368

Salaadiinta Habaryoonis Oo Caawa La Shiraysa Cirro + Colaadi Ciidagale Iyo Habaryoonis Oo Dabka Lagu Shiday Iyo Hub Urursi Hargaysa Laga Dareemayo

Hotelka Maamuus ee Hargaysa waxa laga soo sheegayaa in caawa ay shir hoose ku leeyihiin salaadiinta Beesha Habaryoonis iyo Murashaxa madaxweynaha Wadani Cabdiraxman Cirro oo uu weheliyo Siciid Sulub iyo ganacsade kale oo aan magaciisa la sheegin arinta laga wada hadlayo ayaa ah dagaalkii uu Cirro ka iclaamiyey Imaaraadka sidii loogu bedeli lahaa mid siyaasi

Saladiinta beeshu waxa la sheegay in iyagu kulanka dalabkiisa lahaayeen isla markaan ay doonayeen in gudoomiyaha arinka la dagaalanka besha koonfurta Hargaysa oo duulaan lagu sheegay ay gacan iyo afba kala hortagayaan

Ciro waxa lagu shegaa in uu yahay Suldaanka guud ee beeshiisa waxaana uu ku haboon yahay saldanad qabyaaladayste ah ka dib markii ay arimahani ku cadaadee

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here