Sawirka Dijaal Cawar Oo Sucuudigu Soo Bandhigay + Khubaro Ka Hadashay Qof Il Kaliya Leh Oo Lagu Arkay Meel Banaan Ah

0
806

Wadanka sucuudiga waxa lagu arkay isla markaan sawirkiisa la soo bandhig qof Il kaliya leh isla markaana Binu-aadamka ka sawir wayn.

Wasaaradda diinta ee sucuudigu arinta kama hadal balse khubaro booqatay goobta arintan ka dhacay qaarkood waxa ay ku sheegeen in uu yahay Dijaal Cawar oo ifka u soo baxaya halka qaarna sheegeen in ay tahay calaamadihii u danbeeyey ee aduunka hordhacna u ah Qiyaamaha.

Ma jirto dawlada sucuudiga hadal ka soo baxay balse arintan waxa ka dhashay cabsi xoogan oo ku salaysan dhacdadan iyo waxa ay noqon doonto.

Sucuudiga Oo Soo Bandhigay Sawirka Qof Il Kaliya Leh Oo Lagu Arkay Meel Banaan Ah Iyo Khubarada Oo Dijaal Cawar Ku Sheegtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here