Sawiro Dheeraad Ah:- Al-shabaab Oo La Wareegtay Hotelka Naaso Hablood Iyo Farmaajo Oo Dirayska Xidhay + Xiisada Muqdisho Iyo Qaraxa Iminka Dhacay

0
173

 

Sawiro Dheeraad Ah:- Al-shabaab Oo La Wareegtay Hotelka Naaso Hablood Iyo Farmaajo Oo Dirayska Xidhay + Xiisada Muqdisho Iyo Qaraxa Iminka Dhacay

 

Dad tiro badan ayaa ku dhaawacmay qaraxa dhimasho kalana way jirtaa waxaana lala wareegay hotelka Naaso Hablood ee magaalada Muqdisho oo Al-shabaab qabsatay waxaana la sheegayaa inuu Farmaajo dirayska xidhay.

 

Awooda al-shabab ayaa xoogaysatay waxaana iminka cirka isku shareray xiisada Muqdisho ka taagan.

 

 

Kuwani waa sawiradii iminka laga soo qaaday qaraxa goobta ka dhacay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here