Sawiro Muujinaya Qaabka Uu Qaraxu Uga Dhacay Dekeda Berbera Iyo Magaaladii Oo Lagu Kala Yaacay + Miyaa La Qarxiyey Mise….Daawo Sawiro

0
2355

Sawiro Muujinaya Qaabka Uu Qaraxu Uga Dhacay Dekeda Berbera Iyo Magaaladii Oo Lagu Kala Yaacay + Miyaa La Qarxiyey Mise….Daawo Sawiro

Dekeda Berbera dab ayaa saaka ka kacay iyada oo aanay jirin maamul ka hadlay arintan balse wakiilka Kulannews ee Berbera ayaa sheegay in dekeda uu ka qarxay mid ka mid ah Kontiinarada halkaasi yaala
Markii dabka iyo qiiqa uurada cas cirka isku shareereen shacabka waxa la soo daristay cabsi xoogan oo arintan ku aadan inkasta oo marki danbe xaalada la dajiyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here