Sida Loo Helo Farxada Nolosha

0
1612

Farxadu waa wax aad uga balaadhan in lagu soo kobo muuqaal qudha; dadka qaar ayaa farxada ku sharaxa dareenka aad dareento marka waxkastaaba kuu yihiin sidii aad adigu rabtay, kuwo kalena waxay ku sharaxaan dareenka aad dareento markaad gaadho hadafyadaada iyo himilooyinkaaga nolosha, qaar kalana waxay ku sheegaan inaad noqoto qof niyad ahaan iyo diin ahaan dagan.

In la qeexo ama la sharaxo farxadu maaha mid fudud, ujeedada muuqaalkanina maaha inaan kuugu sharaxo fikradaha kala duwan ee ay dadku ka haystaan farxad balse ujeedku waa inaan kuu sheego sidii aad u noqon lahayd qof ku faraxsan noloshiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here