Siilaanyo Iyo Wasiiro Badan Oo Imaaraadka Ku Diyaarinaya Heshiiska Sucuudiga Iyo Imaaraadka Ay La Galayaan + Goorma Ayaa Kuugu Danbaysay Madaxweynaha? + Kooxo Habaar Faafiyey

0
896

Siilaanyo Iyo Wasiiro Badan Oo Imaaraadka Ku Diyaarinaya Heshiiska Sucuudiga Iyo Imaaraadka Ay La Galayaan + Goorma Ayaa Kuugu Danbaysay Madaxweynaha? + Kooxo Habaar Faafiyey

Madaxweynaha oo ku sugan imaaraadka waxa mudo badan ka dib laga soo gudbiyey sawiro cadaynaya hawlaha shaqo ee ay hayaan isaga iyo xukuumadiisu waxaana Madaxweynuhu marka sawirka la qaaday uu dhagaysanayey nuxurka warqado uu faah faahinayo wasiirka arimaha dibadu kaasi oo u eeg heshiisyo ay Somaliland la galayso Imaaraadka Carabta iyo Sucuudiga
Kooxo mucaaradka ka mid ah ayaa suuqa galiyey warar dayro ah oo ku saab san xaalada caafimaad ee Madaxweynaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here