Siilaanyo Oo Madaxtooyada Ka Caydhin Doona Wasiir Beeshiisu Kalsoonida Kala Noqotay + Xilka Qaadis Caawa Soo Baxaysa Iyo Masuulka Seeftu Saaran Tahay

0
1444

Beelaha Arab kulan ay iskugu yimaadeen waxa ay kalsoonidii kala noqdeen wasiirka Qorshaynta Qaranka Mudane Maxamed Ibraahim oo loo yaqaan Qabyo-tire.

Goobta kalsoonida la gala noqonay waxa gob ka ahaa isla wasiirka oo loo yeedhay waxaana gudoominayey Suldaanka guud ee beelaha Arab iyada oo wasiirka lagu eedeeyey in uu kaligii go’aan iska gaadhay isla markaana aanu wax la tashi ah la samayn beeshauu ka soo jeedo.

Arimaha lagu qabsaday waxa ka mid ah markii uu ku dhawaaqay inuu sharaxan yahay jagada Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye taasi oo lagu sheegay arin aanu cidna kala tashan oo aanay beeshiisu kula socon isla markaana ahayd talaabo lagu khal khal galinayo siyaasadda xisbiga iyo xukuumada.

Madaxweynaha waxa loo gudbiyey warqad salka ku haysa in wasiirkan kalsoonida ay kala noqotay beeshisu isla markaana aanay kula socon arimaha uu ku dhawaaqay waxaana arintani sababi kartaa xilka qaadis madaxweynuhu ku sameeyo wasiirka kaligii is cajabiyey.

Waxa dhinaca kale la hadal hayaa isku shaan dhayn galaafan doonta xubno kalsooni badan haysta waxaana bedel u noqonaya saaxiibo kal furan oo siyaasadda wax badan ka yaqaana isla markaana la filayo In ay is bedel dhinaca codka ah u keenaan xisbiga Kulmiye oo iminka Jar ka laal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here