Siilaanyo Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiir Xanuun U Jiifa Cusbitaal Turki Ku Yaala + Miyuu Dhintay Wasiirka Sariirta Jiifa Ee Xilkii Waayey?

0
764
????????????????????????????????????

Siilaanyo Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiir Xanuun U Jiifa Cusbitaal Turki Ku Yaala + Miyuu Dhintay Wasiirka Sariirta Jiifa Ee Xilkii Waayey?

 

 

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxa uu si aan hore looga baran markii u horaysay banaanka dhigay xubin ka mid ah golihiisa wasiirada oo xaalad xanuun u jiifa cusbitaal ku yaala wadanka Turkiga.

Axmed Nuur Faahiye waxa uu wasiiru-dawlaha wasaaradda duulista iyo hawada Somaliland waxaana mudooyinkii u danbeeyey uu xaalad caafimaad u jiifay wadanka Turkiga isaga oo ahaa xubnihii ugu fir fircoonaa ee xukuumada soo mara balse xanuunka haleelay dartii ayuu xilka ku waayey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here