SIR CULUS:- Ciro Oo Turkiga Socdaal Dhuumasho Ah Ku Tagay + Qatar Oo Uu Siro Siinayo Iyo Turkiga Oo Iclaamiyey Dagaal Somaliland Ka Dhan Ah + Yaa Iclaamiyey?

0
587

SIR CULUS:- Ciro Oo Turkiga Socdaal Dhuumasho Ah Ku Tagay + Qatar Oo Uu Siro Siinayo Iyo Turkiga Oo Iclaamiyey Dagaal Somaliland Ka Dhan Ah + Yaa Iclaamiyey?

Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa socdaal aan la ogayn oo dhuumasho ah waxa uu ugu baxay wadanka Turkiga isaga oo ka dhoofay madaarka Adiss Ababa

Qorshaha uu ciro Turkiga u tagay ayaa salka ku haya sidii uu Turkiga ugu bandhigi lahaa in xisbigiisu garab taagan yahay wadanka Qatar oo Somaliland xidhidhka u jartay waana sababta Cabdiraxman Ciro warbaahinta uga dhuuntay socdaalkana ugu tagay Turkiga
a
Arintani waxa ay halis ku tahay Somaliland iyo go’aankii ay ku dhawaaqday inkasta oo wefti Somaliland ka socdaaberi socdaal ugu baxayaan sucuudiga iyo imaaraadka carabta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here